U Gabara Deegaan Dhan | Qeybta 23aad

Yuusuf dhowrkii daqiiqo oo u danbaysay wuu dareemayay in uu qofi daba socdo, laakiin xiisaha uu u qabo Muno aragtideeda bay u egtahay in ay dhiifoonaantii ka qaaday. Mar uu gurigu u jiro dhowr tilaabo buu si kedis ah hadana gadaal u eegay. Wuxuu arkay ninkii Suuqa Bakaaraha daba socday oo wali la socda. Ninku […]

Continue Reading