Siyaad Barre iyo Dilkii Culimada Maantoo kale

Wararka Maanta

Maanta oo kale Soomaaliya maxaa ka dhacday Dhacdo taariikhda gashay waana markii January 23, 1975:  Toban Sheikh oo ka tirsan culmida Soomaaliyeed oo ka hor timid Xeerka qoyska ee Maxamed Siyaad ayaa la toogtay.

Magacyada Culumada la toogay waa: Adan Cali Hirsi, Cali Jama Hirsi, Cali Hassan Warsame, Sheikh Ahmed Sheikh Mohamed, Sheikh Ahmed Iman, Xassan Issa Iley, Mumammad Ziyad Hirsi, Sheikh Muse Yusuf, Suleuman Jama Muhammad iyo Yasin Ilmi Awl.

Intaas wixii ka danbeeyay waxaa bilowday Colaad Dowladii iyo Culimada dhexdooda ah iyo Gadood Shacab oo ku aadan sida uu Jaale Siyaayaad ula dhaqnay Wadaadadii Diinta, Dadka qaarkood ayaana aaminsan i Siyaayaad Barre ay haleeshay Inkaartii Wadaada Diintu