Sawirro: 400 Qoys oo raashin loogu qeybiyey Cadaado

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Culimaa’udiin iyo ganacsato ka socday dalalka Bakistaan iyo tanzaaniya ayaa deeq raashin iyo lacag iskugu jirta gaarsiiyey in ka badan 400 oo qoys oo kamida dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Cadaado.

isbitaalka guud ee Cadaado ayey booqdeen waxayna dhammaan bukaanadii isbitaalka jiifay gaarsiiyey deeq lacag ah,

waxay madaxtooyada Galmudug ee Cadaado kula shireen madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed xaashi cabdi, Guddoomiyaha baarlamaanka iyo masuuliyiin kale, waxay ballan qaadeen inay soo laabandoonaan bisha Soon kadib iyagoo mucaawino kale sida haddii Alle idmo.

aad ayey uga farxiyeen dadka danyarta ah ee ku nool Cadaado, iyaguna waxay ku farxeen nabadgelyada ka jirta Cadaado iyo sida maamuuska ah ee loosoo dhaweeyey.

FB_IMG_1490890621410 FB_IMG_1490890624958 FB_IMG_1490890629698 FB_IMG_1490890641964 FB_IMG_1490890641964 FB_IMG_1490890633366 FB_IMG_1490887767679 FB_IMG_1490887763922 FB_IMG_1490887743284 FB_IMG_1490887736374 FB_IMG_1490887731171 FB_IMG_1490887727295