Daawo: Wasiirka Gaashandhiga Gen.Diini oo Dhaliilay Madaxda Galmudug

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sh. Cali Diini oo  maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa aad u dhaliilay madaxda maamul goboleedka Galmudug, Wasiirka oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Cadaado.

Waa markii ugu horeysay ee wasiirku ka hadlo halka ay marayaan howlihii u joogay magaalada Cadaado, waxaana xusid mudan in shirkan jaraa’id ku soo aaday kadib markii xalay lagu dhawaaqay liiska musharixiinta aqalka sare ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana wasiirka ayaanan ku jirin liiskaas, iyadoo la filayey in lagu daro.

Comments are closed.