Daawo Dabkii Maanta ka kacay Kaalin shidaal Magaalada Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waa Muuqaalka dabkii maanta ka kacay kaalin shidaal bartamaha Magaalada Cadaado. galabta ayaa lagu guuleystay in la damiyo dabka , Magaaladu ma lahan dabdamis, waa arin waji gabax ku noqotay Maamulka Galmudug iyo kan degmada Cadaado. waa in cashir laga bartaa dhibaatooyinka nuucaan oo kale ah. Cadaado ayaa ah caasimadda kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug.