10 Musharax Madaxweyne oo maanta isdiiwaangaliyey

Wararka Maanta

Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022 ayaa maanta bilaabay diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweynaha, Waxaa maanta shahaadada Musharraxnimo qaatay Toban Musharraxiin oo kala ah

1-Musharax Shariif Shiikh Axmed
2-Musharrax Daahir Maxamuud Geelle
3-Musharrax C/qaadir Cosoble Cali
4-Musharrax Xasan Cali Kheyre
5-Musharrax C/raxmaan Cabdishakuur
6-Musharrax C/Kariim Xuseen Guuled
7-Musharrax C/raxmaan Ablaal
8-Musharrax Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)
9-Musharrax C/laahi Cali Xasan
10-Musharrax C/Nuur Shiikh Maxamed.