Sawirro: Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda M. Goboledyada oo u ambabaxay London

Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafi uu hogaaminayo ayaa ka ambabaxay Garoonka Aadan Cadde iyagoo ku wajahan Shirka London.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ahaa Hoggaamiyayaasha Maamul Goboleedyada qaar kuwaas oo ay ka mid yihiin.

1: Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

2: Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

3: Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Iyo sidoo kale Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Dhexe.

FB_IMG_1494327012291 FB_IMG_1494327015636 FB_IMG_1494327018582 FB_IMG_1494327021837 FB_IMG_1494327025030