Site icon Ceelhuur Online

Sawirro: Bandhigga 1-aad #Heego_Forum oo Cadaado ka dhacay

Bandhigii koobaad ee #HEEGO_FORUM ayaa xalay lagu qabtay Magaalada #Cadaado xarunta Galmudug, waxaa looga Hadlay labo mawduuc oo kala ah (lbaxnimada islaamka iyo Kalsoonida).

Waxaa bandhigaan lagu qabtay Gobsoor Cadaado, waxaana soo qeyb galay dhalinyaro farabadan. Waa markii ugu horeysay badhig nuucan oo kale ah lagu qabto Cadaado. Waxaan hal abuuray dhalinyaro deegaanka ah, iyagoo uga gol leh in bulshada garaadkeeda la kobciyo.

F.G. goordhow filo muuqaal bandhigan ku saabsan.

Exit mobile version