MD Saciid Deni oo magacaabay Wasiiro Cusub (Aqri Liiska)

Wararka Maanta

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow Magaacabay Golihiisa Wasiirada Cusub, Golahan ayaa u badan wajiyo cusub, waxaa aad u yar tirada Haweenka laga siiyey Golahan, Horey ayaa Haweenka Puntland hal xildhibaan ka heleen 66 xildhibaan ee uu ka kooban yahay Barlamaanka Puntland. hadaba halkaan ka aqriso Liiska Golaha Wasiirada cusub.

Magacyada Wasiirada Cusub ee Puntland

1. Wasiirka Cadaaladda & Arimaha Diinta  Cawil Sheekh Xaamud

2. Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada Maxamed C/raxmaan Dhabancad

3.Wasiirka Amniga & DDRta C/samad Maxamed Galan

4.Wasiirka Maaliyada  Xasan Shire Abgaal

5.Wasiirka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/qafaar Cilmi Xaange

6.Wasirika Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Maxamed Xasan

7.Wasiirka Caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xasan

8.Wasiirka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta Axmed Bashiir Muuse

9. Wasiirka Dekadaha & Gadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majiino

10. Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada Xuseen Cismaan Gebiley

11. Wasiirka Haweenka & Arimaha Qoyska Aamino Cismaan Xaaji Jaamac

12.Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xasan Sabaareey

13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aasan physics

14. Wasiirka Deegaanka Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamadiid

15. Wasiirka Ganacsiga & Maalgashiga C/laahi Cabdi Xirsi

16. Wasiirka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash

17. Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse

18. Wasiirka Tamarta Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yusuf Taaran

Magacyada Wasiirada Ku xigeenada Cusub ee Puntland

1. W/xigeenka Cadaaladda & Arimaha Diinta Dr Maxamed Cali Faarax

2. W/xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada 1.C/weli Mire Xirsi 2. Maxamed Musadaq Maxamed

3.W/xigeenka Amniga & DDRta Yusuf Maxamed Ismaaciil

4.W/xigeenka Maaliyada 1.Cumar Xasan Fiqi 2.Yaasiin Ibraahim Ciise

5.W/xigeenka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah Yaasiin Mire Maxamuud

6.W/xigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xasan Jeyte

7.W/xigeenka Caafimaadka C/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8.W/xigeenka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi

9. W/xigeenka Dekadaha & Gadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

10. W/xigeenka Howlaha Guud & Garoomada Sucaad Saalax Nuur

11. W/xigeenka Haweenka & Arimaha Qoyska Sahro Cabdi Xirsi

12.W/xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska C/salaan Xaaji Siciid Faarax

13. W/xigeenka Xanaanada Xoolaha C/weli Seed Cilmi

14. W/xigeenka Deegaanka Beeraha & Waraabka 1. Maxamed Xasan Ciise 2. Faaiso Cali Ismaaciil

15.W/xigeenka Ganacsiga & Maalgashiga Mustafe Daahir Aadan

16. W/xigeenka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda C/qaaliq Maxamed Maxamuud

17. W/xigeenka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Axmed C/raxmaan Xirsi

18. W/xigeenka Tamarta Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir C/laahi

Wasiiru Dowlayaasha

1. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada & Arimaha Dastuur Saalax Xabiib Jaamac

2. Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada  Maxamed Axmed Kulan

3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Maxamed C/qaadir Cismaan

4.Wasiiru dowlaha Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/raxmaan Caydiid Cismaan

5. Wasiiru Dowlaha Waxbarshada & Tacliinta Sare C/laahi Xasan Rooble

6. Wasiiru Dowlaha Caafimaad Seyd Cumar Guuleed

7. Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xasan kirli

8. Wasiiru Dowlaha Deegaanka & Waraabka C/rashiid Cali Geele

9.Wasiiru Dowlaha Kaluumeysiga & khayradka Badda C/qani Geele Maxamuud