Maxkamadda Sare ayaa diiday qaadista Dacwadda Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaqida cabashooyinka ka dhasha go’aannada maamul ee doorashada dadban ee Barlamaanka 11-aad.
Maxkamadda Sare ayaa diiday qaadista Dacwadda Fahad Yaasiin
