Madaxweynaha Galmudug oo maanta Galkacyo kulan kulaqaatay hayada samafalka

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale geele Xaaf Ayaa Maanta Kulan Mudo socday Waxaa uu Laqaatay Hey,adaha Sama Falka Ee Ka howgala deegaanada Maamulka galmudug Intii Uu kulanku soconayay Ayaa Labada dhinac waxaa ay kahadleen sidii looga qaybqaadan lahaa xaaladaha bini aadanimo ee kataagan deegaanada galmudug.

gudoomiyaha maamulka gobolka mudug Ee Galmudug cabdirashiid xaashi cartan oo lahadlay (ceelhuur.com) waxaa uu sheegay in ku lanka awooda lagu saaray dadka barakacyaasha ee kusugan deegaanada galmudug Aya goono Hay,aduhu Hoodhaweeyeen Kulanka.