Site icon Ceelhuur Online

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Xildhibaanada ee loo xilsaaray doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022, ayaa soo saaray jadwalka doorashada.

Jadwalka rasmiga ee doorashada Madaxweynaha 10aad ee JFS

Is diiwaan gelinta Musharaxiinta 8-10 May, hadal jeedinta Musharaxinta 11-12 May

Maalinta doorashada 15 May 2022

Exit mobile version