Gudoomiyaha Hobyo oo ka warbixiyey safaradii uu kusoo maray Dibadda (Daawo)

Arimaha Bulshada Wararka Maanta

Gudoomiyaha Degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cali ayaa shabakadda Ceelhuur Online uga warbixiyey safar gaaban oo uu ku tagay dalka ka tirsan qaaradda Yurub iyo dalka Kenya.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale baaq u diray Bulshada Galmudug in ay maalgashi ku sameeyey degmada Hobyo.

halkaan ka daawo Muuqaalka.