Dhageyso: Galmudug oo Canshuur ku soo rogtay Qaadka

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasiirka Maaliyadda dowlad goboleedka Galmdug Siciid Siyaad oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay canshuur ka qaadayaan qaadka la keeno deegaanada Galmudug, wasiirka ayaa intaa ku daray in 2.5$ ay ka qaadayaan 1 kiilo. isagoo 7 maalmood u qabtay in ay isku diiwaan galiyaan ganacsatada Qaadka keena.

Wuxuu sidoo kale sheegay in waqtiga loo qabti cidii aan qaadan ruqsadda wasaaradda aysan diyaaradaheedu kasoo dagin karin garoomada Galmudug. halkaan ka dhageyso codka wasiirka.