Daawo Muuqaalka Booqashadii Wasiirka Arimaha Gudaha ku tagay degmada Godinlabe

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Akhristayaaasha sharafta leh jimce wanaagsan waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal aan idinkaga diyaarinay booqashadii taariikhiga aheyd ee wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, waxaan booqashadiisa ku wehliya Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, iyo Mas’uuliyiin kale.

Si aad u hesho muuqalada Shabakadda Ceelhuur Online ku dhufo SUBCRIBE.

 

Comments are closed.