Daawo: Baroordiiq Cadaado loogu sameeyey Jeneraal Goobaale

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Munaasabad baroordiiq ah ayaa maanta Magaalada Cadaado loogu sameeyey Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Rooble Jimcaale Gooble oo shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Wasiiro, xildhibaano, Saraakiil Ciidan iyo madax kale, Madasha ayay ka soo qeybgalayaashii ka jeediyeen Tacsi, waxaan goobta ka aqriyey taariikha jeneraalka Abaanduulaha qeybta 21-aad Korneyl Cirro.

hadaba halkaan Hoose ka daawo muuqaalkaa Baroordiiqda.

Tagged

Comments are closed.