Ceelhuur.com oo heshay Sawirada 22 nin oo ay sii daayeen Burcadbadeedda

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa inoo suurtagashay inaan helno sawirada 22 hayste, oo burcadbadeed Soomaaliyeed sii daayeen kadib afar sanno oo ay gacanta ku hayeen, kooxda burcadda ayaa qaadatay lacag gaaraysa 2.2 malyan dollar maraykanka ah.

Dadkan la sii daayey ayaa 13 waxa ay u dhasheen dalka China, halka 9 kale u dhasheen dalka Philipine, waxaana ay shalay ka dhoofeen garoonka magaalada Galkacyo, iyagoo maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
fb_img_1477237108749 fb_img_1477237103859 fb_img_1477237100620 fb_img_1477237097618 fb_img_1477237094436

Comments are closed.