Job Advertisement – MOCA, Galmudug

The Galmudug State Ministry of Constitutional Affairs (MOCA) mandate is to facilitate the creation of enabling conditions that would ensure the effective implementation of the constitutional review and implementation process. The MOCA Galmudug State would like to invite applicants who areĀ  Somalia citizens for the following Job Vacancies: MOCA Consultant [Download Document MOCA CONSULTANT] MOCA […]

Continue Reading

Afhayeenka Galmudug Cabdullaahi Roob da’ay oo lagu xiray Muqdisho

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal waxaa magaalada Muqdisho lagu xiray Afhayeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob da’ay. ciidamo ka tirsan Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xiray afhayeenka isag oo maraya meel u dhow isgoyska Sayid, waxaana goobjoogayaal inoo xaqiijiyeen in gaari Cabdi bile ah lagu horgooyey gaarigii uu watay, kadibna lagala dagay […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Dusmareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dusmareeb caasimadda Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayey Sheekh Maxamed Shaakir. Madaxweyne Xaaf ayaa safar aan la shaacin ujeedadiisa ku tagay magaalada Garoowe caasimadda Maamulka Puntland, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in mr. Xaaf u aaday […]

Continue Reading

Tirsigii 62aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe Bisha May 2018

  Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 62aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebisha may. Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan, warbixin dheer oo ku saabsan; MW hore eeXiman iyo Xeeb, mudane Maxamad Cabdullaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo dalka dib ugu soolaabtay iyo sooyaalkiisa aqoon, aqool iyo hoggaamin. Wasiirodawlaha Arrimaha Gudaha DFS mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye oo xildhibaan federal […]

Continue Reading

Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qabanayo

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka. Guddi ka kooban Wasaaradda iyo labada Guddi ayaa waxaa dhawaan loo xilsaaray agaasimidda Shir-weynaha Qaran, iyaga oo maalmahanba lahaa shirar […]

Continue Reading

Kutlada Horusocod oo hoggaan cusub dooratay.

Xildhibaannada la magac baxay Kutlada horusocod ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye Cusub kadib Kulan ka dhacay Hoyga uu Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ka degan yahay Xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka mid ah Madaxda Xisbiga PDP ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh kana mid ah Xildhibaannada horusocod.Ā Kutlada Horusocod ayaa waxaa ku bahoobay xildhibaano […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo Xaflada soo dhaweyn ah loogu Sameeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa caawa waxaa Hotel Makka Almukarama ee magaalada Muqdisho loogu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah oo si heer sare ah loo soo abaabulay. Xafladan ayaa waxaa diyaariyey dhalinyarada magaalada Muqdisho, Waxaana kasoo qeybgalay Masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka oo ay ka mid yihiin, […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo si diiran loogu soo dhaweeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimadda dalka. Tiiceey ayaa ka soo safray Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaanaĀ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari, Wasiir Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor), […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaas oo uu ka furmi doono Shirka 29aad ee Madaxda waddamada ku mideysan ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan waxaa diirradda lagu saarayaa qadiyadda Falastiin, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xiisadaha ka taagan dalalka Suuriya, Yamen iyo Liibiya, […]

Continue Reading