Home » Archives by category » U Gabara Deegaan Dhan

U Gabara Deegaan Dhan!!! (Sheeko Jaceyl) Qeybtii 3-aad

Share This Post

Qeyb 3-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan Yuusuf jalaatadii markii uu u dhiibayba, ma uusan sugin in ay cunaane, wuxuu ka codsaday in ay soo istaagaan, oo inta loo sii socdo islaanta dharka ay u dhiibteen sii cunaan jalaatadooda. Ciise oo la yaaban baa yiri, “War saaxiib ma adigaaba wax badan dabaashay! maxaad durbaba…

U Gabara Deegaan Dhan!!! Qeybtii 2-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan

Share This Post

Qeybtii 2-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan   “Aniga ima garanaysid Muno aa la i dhahaa, adeerkaa Cali baan si fiican isku kaseynaa. Barre aan la dhashay nooh.” “Waan ku gartay, gabadha dheere cad miyaad tahay, ooy dadku yiraahdaan way qurxoontahay” ayuu Cali ku kaftamay. “Maxaa! Adiga ma aaminsanid miyaa in…

U Gabara Deegaan Dhan!!! (Sheeko Jaceyl oo Xiiso leh) W/Q: Burhaan Burhaan

Share This Post

U Gabara Deegaan Dhan W/Q Burhaan Burhaan   Qeybta 1-aad Waa fiidnimo Qamiis ah. Waa sagaalkii fiidnimo. Baskii uugu danbeeyay ayuu  kasoo dagay. Xiligaas magaalada Muqdisho in la wareego aad ayaa looga deyriyaa. Magaaladu waxay u kala xirantahay lix qeybood, oo ay ka kala taliyaan lix hogaamiye kooxeed. Gacantuu seyrinayaa,…