Shirkadaha Isgaarsiin oo lagu amray inay isku furaan Khadkooda

Qoraal ka soo baxay hay’adda isgaarsiinta qaranka ayaa lagu amray shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira Soomaaliya kuwaas oo ruqsad ka haysta dowlada in ay isu furaan khadkooda taas oo ka dhigan in shirkad walba wici karto shirkada kale. Qoraalka ka soo baxay hay’adda isgaarsiinta qaranka ayaa u qornaa sidan. Isku-xirka Shabakadaha Shirkadaha Isgaarsiinta MUQDISHO. Iyada […]

Continue Reading

Maxaad kala socotaa Cildda haysta Facebook-gaaga?

Facebook oo ah Shir buslashadu ku wada xariirtoo oo aduunka dhan laga isticmaalo ayaa wajahaysa Cid keentay in Bulshada Caalamku isticmaali waayeen laga bilaabo saacadihii u danbeeyay ee Arbacadii, waxaana ciladda ugu wayni Bulshada Caalamka kaysta ah Appka ama aa ladda layskugu gudiyo Farimaha iyo sawiradda, iyo inaan wax Post ah lasoo Share garayn karin. […]

Continue Reading

Xarunta Internetka iyo isku xirka Jamacaddaha dalka oo la daahfuray (Sawirro)

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah furay Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka iyo kuwa caalamka, munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barnaamijkan oo loogu talogalay in kor loogu qaado tayada waxbarashada sare ee dalka ayaa waxa uu bixin doonaa internet bilaash ah oo ay ka faa’iideysan doonaan […]

Continue Reading

Xarigga Internetka (Fiber Optic) oo soo gaaray Galmudug (Sawirro)

Waxaa deegaanada Galmudug soo gaaray xarrigga internetka ee Fiber Optic Cable, Waxa uuna hadda marayaa deegaanka Dagaari ee gobolka Mudug. Xariggan ayaa la filayaa in la gaarsiiyo magaalada Muqdisho. Xariggan ayaa laga soo jiiday xeebta Magaalada Boosaaso, waxaana maalgaliyey shirkada isgaarsiinta Hormuud, ilo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Hormuud xariggan ay ku maalgalisay lacag […]

Continue Reading

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo la soo wareegtay furaha internetka (.SO)

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo masuul ka ah maamulka Astaanta qaranka sida uu qorayo qodobka 54aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Qeybta hore ee […]

Continue Reading

Akhriso: Heshiis ay wada saxiixdeen Soomaaliya iyo Jabuuti

(Jabuuti, Agoosto 18, 2017) Wasiirrada Boostada iyo Isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan iyo Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, ayaa si wada-jir ah u soo saaray war-murtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay isku afgarteen labada dhinac. Ujeeddada booqashada rasmiga ah ee wasiirka iyo wafdigiisa, oo afar cisho qaadatay, ayaa ahayd sidii loo […]

Continue Reading

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka digtay khatarta virus Cusub.

DIGNIIN: Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digeysa khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka. Waxaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu saameynta badnaa, iyadoo uu gaaray illaa 150 dal. Meelaha ugu dhow ee laga soo sheegay waa dalka Kenya oo daris nala ah. Weerarkan viruska ah wuxuu aalaaba ku faafaa dhinaca email-ka, […]

Continue Reading