Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 32)

Mauro Icardi Oo Meelna Uga Socon Inter Milan

Share This Post

Tababaraha cusub ee Inter Milan Frank de Boer ayaa sheegay in Mauro Icardi aan la iibin doono xagaagan. 23-sano jirka reer  Argentine ayaa captain u ah kooxda ka dhisan Serie A, waxaana  si xoogan loola xiriirinaayey  Arsenal iyo Napoli  dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay. Waxay dhawaan sheegtay saxaafadda Talyaaniga…

Manchester City Oo Xaqiijisay Saxiixa John Stones

Share This Post

Manchester City ayaa xaqiijisay saxiixa John Stones ee kooxda Everton iyagoo ka sxiixaday  heshiis lix sanno ah. Xiddiga reer England, ayaa Everton ka soo biiray Barnsley lacag dhan £ 3 milyan sanadkii 2013, waxaa la rumeysan yahay in naadiga labada jeer Premier League kooxda heysata horyaalka ay ku qaateen £ 47.5m…

Daafaca Kooxda Barcelona Thomas Vermaelen Oo Amaah Ugu Biiray Roma

Share This Post

Barcelona ayaa ku dhawaaqday in daafaca Thomas Vermaelen ay u ogolaatay inuu ugu dhaqaaqo Roma  xilli ciyaareed amaah ah. 30-sano jirkaan  ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Arsenal, halkaas oo uu ku qaatay muddo shan sano ah, halka Liverpool ay sidoo kale lagu xamanaayay in  ay xiiseynayaan. Si kastaba ha…

Sanchez Oo Dhaawac Ku Seegi Doono bilowga Xilli Ciyaareedka

Share This Post

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Renato Sanches ayaa garoomada ka maqnaado muddo afar isbuuc ah ka hor xilli ciyaareedka cusub ee Bundesliga. Xiddiga reer Portugal ayaa ku biiray kooxda heysata horyaalka Jarmalka xili uu kasoo tagay naadiga Benfica ka hor Euro 2016. Waxa uu si xoogan u ciyaaray koobkii…

Chelsea Oo Diego Costa U Bandhigaysa Napoli & Inter Milan

Share This Post

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in weeraryahanka Diego Costa ay u bandhigayso labada koox ee reer talyaani Napoli iyo Inter Milan, iyagoo doonaya inay dib ugu qaabeeyaan ay weerarkooda. Blues ayaa la sheegay in ay xiiseyneyso soo xerogelinta Romelu Lukaku islamarkaana dib u keenaan Stamford Bridge 23-sano jirkaan. Sida laga soo…