Maqaal uu qoray MD Xasan Sh.: Madaxweyaha Soomaaliya Wuxuu Doonayaa In Lagu Taageero Ladagaallanka Ururrada Argagixisada

Madaxweyaha Soomaaliya Wuxuu Doonayaa In Lagu Taageero Ladagaallanka Ururrada Argagixisada   Waxaan dareemayaa in aan si gooni ah ugu qalmo ka-hadalka argagixisada caalamiga ah, maxaa yeelay waxaan ka badbaaday ugu yaraan saddex iskuday oo la igu khaarijin lahaa. Waxa ay ahayd muddo-xileedkaygii hore ee madaxweynenimo oo ka soo bilowday September 2012 illaa Febraury 2017. Iskudaygii […]

Continue Reading

Dabar Goynta/ Boobka Shiinaha ee Dameeraha Geeska Afrika !

Dabar Goynta/ Boobka Shiinaha ee Dameeraha Geeska Afrika ! Waxaa qoray:Cabdifitaax sugulle Dameeraha waa hanti muhiim u ah dhaqaalaha bulshooyinka ku nool geeska Africa, gaar ahaan Soomaaliya, Kenaya iyo Itoobiya, waxaana ku tiirsan nolosha dad badan oo sabool ah, daraasadyo badan oo la sameeyay ayaa muujinya in dameerku soo galiyaa ku dhawaad 100 dollar bishii […]

Continue Reading

Maxaa iiga baxay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022?

Waxaa qoray Abdimalik Abdullahi Maxaa iiga baxay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022 Anigoo u dhuunduleelay geedisocodka doorashada dadban ee soo bilaabatay bishi Luulyo 2021, iyo dhacdooyinki faraha badnaa ee ka dambeeyay, iyo baratanka siyaasadeed, waxaan is leeyahay sawir waad ka bixin kartaa dabeesha siyaasada halka ay u socoto. Inkastoo qaar kamid ah xildhibaanada ay guurguuri karaan […]

Continue Reading

Haweeney Soomaali ah oo loo doortay hoggaanka magaalo 90% ay caddaan degenyihiin.

Haweeney Soomaali ah oo loo doortay hoggaanka magaalo 90% ay caddaan degenyihiin.   Deeqo Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa loo doortay duqa magaalada Maine ee dhacda South Portland ee dalka Mareykanka.   Deeqo waxaa doortay xildhibaanada dowladda hoose ee South Portland kuwaas badandood ah dad caddaan ah kadib markii arkeen dadaalkeeda ku aadan […]

Continue Reading

Baabuurta korontada ku shaqeysa xal ma u noqon doonaan dhibaatadda is-beddelka cimillada adduunka?

Baabuurta korontada ku shaqeysa xal ma u noqon doonaan dhibaatadda is-beddelka cimillada adduunka? Is-beddelka cimillada wuxuu saameynayaa dunida oo dhan. Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in 150,000 oo ruux sannad kasta ay u dhintaan sababo la xiriira is-beddelka cimillada. Barnaamijka Deegaanka ee Qaramada Midoobay (UNEP) ayaa ku qiyaasay in kor u kaca 150-sintimitir ee […]

Continue Reading

Liselott Lindstrom oo wareysatay Mid ka mid ah ragga loogu baadi goobka badanyahay Itoobiya

Liselott Lindstrom oo ah wariye ka socota warbaahinta Yle ee Finland oo la kulantay mid ka mid ah ragga loogu baadi goobka badanyahay Itoobiya ee ku dhuumaalaysanaya buuraha fog fog ee Tigray. Halkan ka akhriso maqaalkii ay ka qortay kulankeedii Getachew Reda: Tigray/ Addis Ababa. Waa nin ku dul fadhiya kursi loox ah oo gacanta […]

Continue Reading

Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble

Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble Muddo kooban uu xilka joogo Raysulwasaare Maxa’ed Xuseen Rooble wuxuu sameeyay sumcad siyaasadeed oo ballaaran, waxa uuna u muuqdaa inuu yeeshay taageero bulsho, si fudud ayuuna ku kasbaday dad u badan dhallinyaro, waa si u dhiganta bilowgii uu Xasan Cali Khayre kusoo galay fagaaraha siyaasadda markii uu si lama filaan […]

Continue Reading