Cadaado: Banaanbax looga soo horjeedo go’aankii RW Kheyre

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Banaanbax looga soo horjeedo go’aankii Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa in gogasha Dhismaha Galmudug ayaa maanta ka dhacay Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug.

Halkaan ka daawo Muuqaalka Banaanbaxayaasha.