Home » Entries posted by admin (Page 3)

Daawo: Wareysigii ugu horeeyey lala yeeshay Tiicey kadib Xabsigii Belgium

Share This Post

Daawo Wareysi lala yeeshay Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiicey, wuxuu uga hadlay arimo badan, isagoo in kabadan 4 sano si xaqdarro ah ugu xirnaa dalka Belgium .. Share garee…

U Gabara Deegaan Dhan!!! Qeybtii 2-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan

Share This Post

Qeybtii 2-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan   “Aniga ima garanaysid Muno aa la i dhahaa, adeerkaa Cali baan si fiican isku kaseynaa. Barre aan la dhashay nooh.” “Waan ku gartay, gabadha dheere cad miyaad tahay, ooy dadku yiraahdaan way qurxoontahay” ayuu Cali ku kaftamay. “Maxaa! Adiga ma aaminsanid miyaa in…

Wasiir Juxa Muxuu ka yiri xil ka qaadistii lagu sameeyey?

Share This Post

Wasiirkii xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa bartiisa Facebookga ku qoray Qoraalkan kooban: “Waxaan saaka aniga oo Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay. Waxaan u mahadcelin Madaxweyne Farmaajo iyo…

Yuusuf Garaad : Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda (Akhriso)

Share This Post

Yuusuf Garaad : Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku jooji. Maaddaama aad akhriska sii wadday waxaan u arkaa in aad dooneyso in aad dareenkeyga ogaatid. Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018,…

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyo ka dhacay Boosaaso

Share This Post

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay qeybo ka mid ah Gobalka Bari gaar ahaan duleedka magaalada Boosaaso oo ah xarunta gobalkaasi. illaa iyo laba qarax ayaa la sheegay in lala helay ciidamo ku socdaalayay wadada xiriirisa magaalooyinka Boosaaso iyo Galgala, Qaraxa koowaad ayaa…

Yuusuf Garaad iyo Juxa oo xilkii laga Qaaday

Share This Post

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyn xilalkii ay hayeen ka qaaday Wasiirada kala ah: Mudane Yusuf Garaad Omar, Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga…

Maxay ka wada hadleen Fahad Yaasiin iyo Cabdikariim Guuleed?

Share This Post

Maxay ka wada hadleen #Fahad_Yaasiin iyo #Abdikariim_Guuleed? (Wadahal qarsoodi ah oo dhexmaray #Damu_jadiid iyo DFS) Dowladda uu madaxweynaha ka yahay Muxamed Cabdullahi Farmaajo oo beryahaan la daalaa-dhaceysa culeysyo Siyaasadeed ayaa bilowday inay wadahadal hoose la gasho kooxda ugu miisaanka culus Saaxada Siyaasadeed ee Dalka Somalia. Sida warar la xaqiijiyay ay…

Akhriso: Beesha Saleebaan oo markale Qaadacay heshiiskii Ahlu sunna iyo Galmudug

Share This Post

Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeed goordhow ka soo baxay nabadoonada iyo waxgaradka Beesha Saleebaan.…

Akhriso: Maxkamadda Racfaanka oo go’aan ka gaartay kiiska C/raxmaan C/Shakuur

Share This Post

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahayd inaan wax racfaan ah laga qaadan karin go’aankii maxkamaddaasi oo ahaa inaanu wax dambi ah lahayn Cabdiraxmaan Cabdishakuur sida ay BBC-da u sheegeen ilo ku dhaw…

Al-Shabaab oo 5 Nin ku toogtay Kuntuwaarey (Akhriso Magacyada)

Share This Post

Al-Shabaab ayaa 5 dhalinyaro ah ku toogtay fagaare ku yaala degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabellaha hoose, Alshabaab ayaa ku eedeeyey ragga la toogtay  inay ahaayeen jawaasiis.  waxayna sheegeen in ay  la shaqeynayeen, Dowladda Somaliya, Ciidamada Itoobiya iyo Ciidamada Kenya ee dalka ku sugan. Al Shabaab ayaa shalay gabal dhicii isugu…