Home » Entries posted by admin (Page 195)

Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray gabangabada Shirka Madasha Qaran

Share This Post

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka…

Erdogan oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Dalka Ruushka (Sawirro)

Share This Post

Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta ku kulmay magaalada St Petersburg ee dalka Ruushka Madaxweynaha Ruushka  Vladamir Putin , Booqashadan ayaa ah tii u horeysay ee uu Erdogan ku tago Ruushka, kadib markii uu fashilmay isku daygii afgambi ee la doonayay in xukunka lagaga tuuro bishii la soo dhaafay. Xiriirka…

Manchester City Oo Xaqiijisay Saxiixa John Stones

Share This Post

Manchester City ayaa xaqiijisay saxiixa John Stones ee kooxda Everton iyagoo ka sxiixaday  heshiis lix sanno ah. Xiddiga reer England, ayaa Everton ka soo biiray Barnsley lacag dhan £ 3 milyan sanadkii 2013, waxaa la rumeysan yahay in naadiga labada jeer Premier League kooxda heysata horyaalka ay ku qaateen £ 47.5m…

Wasiirka Arimaha Dibada oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Maraykanka (Sawirro)

Share This Post

Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiira gelinta Maalgashiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xarunta Safaaradda Mareykanka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kula  kulmay Safiirka Dowladdaasi  ee fadhigiisu yahay Muqdisho Mr: Stephen M. Schwartz. Kulankaasi waxay labada dhinac ay uga wada hadleen arimo u badan xiriirka labada dal iyo…

Shirka Madasha Hoggaanka Qaran Wali la isku mari la' yahay

Share This Post

Arrimaha aan wali laga heshiin ayaa waxaa ka mid ah halka laga soo xulayo Xubnaha Maamulka Khaatumo u matalaya Aqalka Sare iyo sharciyada Madaxweynaha uu xafiiska ku joogayo marka la gaaro 10 September, waxaana qodobkan uu ahaa midka ugu adkaa. Madaxda dowlad goboleedyada ayaa markii hore ka soo horjeeday mudada 50-ka…

Akhriso: Sir badan oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato inqilaabkii Turkiga

Share This Post

Sir badan oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato inqilaabkii Turkiga,: Ruushka vs Marerykanka iyo cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan!!! Af-gambigii fashilmay ee Turkiga ayaa qorsheysnaa bishan August,mana jirin haba yaraatee wax uu arintan ka ogaa maamulka madaxweyne Erdugan. Hase ahaate, 2 maalin ka hor xilligii la fullin…

Alshabaaab oo 5 Gaari ku gubay degmada Jilib

Share This Post

Al-Shabaab ay ku gubay degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe illaa shan gaari  oo ay leeyihiin dad rayid ah, Al-Shabaab ay gawaaridan ku tilmaamay in loo adeegsanayo howlo basaasnimo ah, maadaama gawaaridan ay yihiin kuwo cusub oo dhowaan la geeyay Jilib.  Goob joogayaal ku sugan degmada Jilib ayaa sheegay  in Al-Shabaab…

Daafaca Kooxda Barcelona Thomas Vermaelen Oo Amaah Ugu Biiray Roma

Share This Post

Barcelona ayaa ku dhawaaqday in daafaca Thomas Vermaelen ay u ogolaatay inuu ugu dhaqaaqo Roma  xilli ciyaareed amaah ah. 30-sano jirkaan  ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Arsenal, halkaas oo uu ku qaatay muddo shan sano ah, halka Liverpool ay sidoo kale lagu xamanaayay in  ay xiiseynayaan. Si kastaba ha…

Cali Khaliif oo loo qabtay inuu 12 saacadood uga baxo Buuhoodle

Share This Post

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa lagu amray inuu muddo 12 saacadood uga baxo degmada Buuhoodle, kadib markii lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay Somaliland. Taliyaha Booliska degmada Buuhoodle C/fataax Gees-diid ayaa ku wargeliyay Isimada iyo shacabka Buuhoodle inay sida ugu dhaqsiyaha badan Cali Khaliif uga saaraan Buuhoodle, hadii…

Daawo Sawirada: Sida Muqdisho loogu soo dhaweeyey Madaxweyne C/kariim Guuleed

Share This Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo uu ka socdo shirka Madasha Hoggaanka Qaran, Madaxweynaha ayaa dalka India lagula sameeyey qaliin fudud oo dhinaca wadnaha ah. Madaxweyne Guuleed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo…