Akhriso: Xogtii ugu dambeysay Dagaalka Jawaari iyo Kheyre

Waxaa labadii maalin ee la soo dhaafay soo ifbaxay mooshin laga keenay Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan jawaari, Mooshinkan  ayaa waxaa wada xildhibaano taageersan Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Waxaana hadal laga heyn Madaxweyne Farmaajo oo arinta ka ah ogol-diidan. Sidoo kale waxaa soo ifbaxaya in Ra’iisulwasaaruhu ka awood sareeyo Madaxweynaha marka laga […]

Continue Reading

Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay Soomaaliya (Sawirro)

Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  la wareegtay deeq Dawo ah oo ay soo dhiibtay Dowladda Masar. Munaasabaddii lagu wareejinayay deeqdaasi Dawada ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisha ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. C/laahi Xaasi, Danjire ku xigeenka safaarada Masar ee Soomaaliya Axmed […]

Continue Reading

Ruushka oo ceyrinaya diblomaasiyiinta Britain

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in dalkeeda ka ceyrinayso 23 diblomaasi oo u dhashay dalka Britain, xilli ay cirka isku sii shareereyso xiisadda ka dhalatay weerar loo adeegsaday sun oo lagu qaaday nin ka tirsanaan jiray sirdoonka Ruushka balse markii dambe iska dhiibay dalka UK. Wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ayaa sheegtay in diblomaasiyiinta ka hawlgala safaaradda […]

Continue Reading

Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow degmada Hodon waxa ay ku dileen nin nabaddoon ah sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool degmadaasi. Nabadoonka ayaa lagu magacaabi jiray  Axmed Cabdulle Jimcaale, oo ka tirsan nabaddoonnada Gobolka Hiiraan. Taariikhdiisii oo kooban Axmed Cabdulle Jimcaale, waxaa uu nabadoon u ahaa beesha u tartantay kursiga uu sanadkan Janaayo […]

Continue Reading

Maxaa kasoo baxay shirkii Beelaha Sacad iyo Saleebaan?

Waxaa xalay magaalada Cadaado ku soo gabangaboobay shirkii wadatashiga beelaha Sacad iyo Saleebaan, Shirkan oo qaatay saacado badan qaatay ayaa kusoo dhamaaday is afgarad. Beesha Saleebaan oo gogosha dhigtay ayaa sheegtay in Madaxweyne Xaaf uu fulin waayey balanqaadkii ahaa in magaalada Cadaado noqoto Fadhiga Barlamaanka, kadib wadahadal dheer ayaa labada dhinac isla garteen: in ay […]

Continue Reading

Shirka Wadatashiga Beelaha Sacad & Saleebaan oo Cadaado ka furmaya

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa waxaa maanta ka furmaya shirka wadatashiga Beelaha Sacad iyo Saleebaan. Waxaaana ka socda Cadaado qabanqaabada soo dhaweynta wafdi ka imaanaya Magaalada Galkacyo. wafdigan ayaa isugu jira Salaadiin, Nabdoono, Cuqaal iyo waxgarad kale. waxa ayna Cadaado ku imaanayaan dalab kaga yimid beesha Saleebaan. Beesha Saleebaan ayaa gogol wadatashi u dhigtay […]

Continue Reading

Saddex qof oo Maanta lagu toogtay Boosaaso

Kooxo ku hubaysan Bastoolado ayaa salaadii duhur kadib ee maanta waxa ay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku toogteen Saddex qof, sida ay sheegeen Hay’adaha ammaanka. Weerarkan ayaa si gaar ah uga dhacay Nawaaxiga Shirkaddii hore ee Netko oo ka mid ah meelaha ugu mashquulka badan magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Saraakiisha […]

Continue Reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray Ciidamada Kumaandoosta (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal C/laahi Cali Caanood ayaa cutubyo ka tirsan Ciidamada Danab ee Xoogga dalka tababar mudo Hal sano u socday ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Generaal Dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Gaadi ciyaar iyo dhoolatuska Ciidanka oo ku aadan Tababarka ay qaateen ayay ku […]

Continue Reading