Home » Entries posted by admin (Page 186)

Daawo Sawirada: Sida Muqdisho loogu soo dhaweeyey Madaxweyne C/kariim Guuleed

Share This Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo uu ka socdo shirka Madasha Hoggaanka Qaran, Madaxweynaha ayaa dalka India lagula sameeyey qaliin fudud oo dhinaca wadnaha ah. Madaxweyne Guuleed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo…

Garnaqsi Lammaane WQ: Ramla Gobdoon

Share This Post

Labo sano ka hor caawa oo kale ayay is guursadeen Mahad iyo Maryan. Guurkooda ka hor iyo ka dib waxaa u dhexeeya kala duwanaansho ballaaraan, Maryan ayaase tabanaysa oo dhaliilsan habdhaqanka Mahad ee sanadkii dambe. Qalin iyo warqad ay gacanta ku sidatay ayay la timid qolka fadhiga. Qaab kale oo…

Madaxweynaha Galmudug oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyey

Share This Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo uu ka socdo shirka Madasha Hoggaanka Qaran, Madaxweynaha ayaa dalka India lagula sameeyey qaliin fudud oo dhinaca wadnaha ah. Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid…

Mareykanka oo taageeraya Doorashada Soomaaliya

Share This Post

Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso Doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa waxa uu lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ka qeyb qaadaneyso Doorashada 2016-ka Soomaaliya ka dhaceysa. Xog-haye Kerry…

Sanchez Oo Dhaawac Ku Seegi Doono bilowga Xilli Ciyaareedka

Share This Post

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Renato Sanches ayaa garoomada ka maqnaado muddo afar isbuuc ah ka hor xilli ciyaareedka cusub ee Bundesliga. Xiddiga reer Portugal ayaa ku biiray kooxda heysata horyaalka Jarmalka xili uu kasoo tagay naadiga Benfica ka hor Euro 2016. Waxa uu si xoogan u ciyaaray koobkii…

Chelsea Oo Diego Costa U Bandhigaysa Napoli & Inter Milan

Share This Post

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in weeraryahanka Diego Costa ay u bandhigayso labada koox ee reer talyaani Napoli iyo Inter Milan, iyagoo doonaya inay dib ugu qaabeeyaan ay weerarkooda. Blues ayaa la sheegay in ay xiiseyneyso soo xerogelinta Romelu Lukaku islamarkaana dib u keenaan Stamford Bridge 23-sano jirkaan. Sida laga soo…

Yusuf Garaad: Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa

Share This Post

Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa. Waa sarbeeb haddana erayadeeda qaarkood waa ay qayaxan yihiin. Beryahaan waxay dhex wareegeysaa dhallinyarada oo hees ahaan u jecleystay iyo dad aan qaarkood heesaha sidaa u dhegeysan laakiin uu macnaheedu taabtay. Arrimaha ay heestu ka hadleyso waxaa ka mid ah  nooc…

Galmudug : Ardaydii kaalmaha sare ka gashay Imtixaankii Dowladda oo Lacag la gudoonsiiyey (Sawirro)

Share This Post

Saddexda Arday safka hore ka gashay imtixaanka Dowladda ayaa la guddoonsiiyay min shan boqol oo doolarka Mareykanka ah oo ah lacag lagu dhiiri gelinayo, taasi oo ay iska soo urruuriyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Chicago ee Dalka Mareykanka, Urur la yiraahdo DDF iyo Guddiga garoonka diyaaradaha Caabudwaaq. Wasiirka…

Page 186 of 186« First‹ Previous184185186