Site icon Ceelhuur Online

Akhriso: Magacyada Musharixiinta Madaxweyne ee isdiiwangaliyey (Sawirro)

Diiwaangalinta musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maraysa heer gabangabo ah, waxaana ka haray hal maalin oo kaliya.

Hadaba halkan hoose ka akhriso Magacyada Musharaxiinta is diiwaan gelisay:-

1- Shariif Sheekh Axmed

2-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

3- Maxamuud Maxamed Culusow

4- C/qaadir Cosoble Cali

5- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

6- Maxamed Cali Ameeriko

7-  C/naasir Maxamed Cabdulle

8- Maxamed C/llaahi farmaajo

9-  C/raxmaan C/shakuur Warsame

10- Jibriil Ibraahim Cabdulle

11- Cali Xaaji Warsame

12- Saciid C/llaahi Deni

13- C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole

14- Saciid Ciise Maxamuud

15- Xasan Sheekh Maxamuud

Exit mobile version