Akhriso: Liiska Golaha wasiirada Cusub oo dhameystiran

Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Ra’iisul Wasaare kuxigeen, 15 wasiirudowle iyo 26 wasiir ku xigeen.

liiska1 liiska3liiska217436181_1253833511338844_8989895186508544154_o17311020_1253833428005519_3818459929197834884_o