Akhriso: Liiska 24 Musharax Madaxweyne isdiiwaangaliyey

Wararka Maanta

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta, Kuma jiraan wax dumar ah musharixiinta is diiwaangalisay.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah.

  1. Sheekh Shariif Sheekh Axmed
  2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
  3. Cabdiqaadir Cosoble Cali.
  4. Maxamuud Maxamed Culusow.
  5. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
  6.  C/naasir Cabdulle Maxamed.
  7. Bashiir Raagge Shiiraar
  8. Maxamed Cali Ameeriko
  9. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole.
  10. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
  11. Saciid Cabdullahi Dani
  12. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame.
  13. Jibriil Ibraahim Cabdulle.
  14. Saciid Ciise Maxamuud.
  15. Cali Xaaji Warsame
  16. Xasan Sheekh Maxamuud.
  17. Maxamed Cabdirisaaq.
  18. C/llaahi Cali maxamed (Cadow Cali gees)
  19. C/llaahi Ciilmooge Xersi.
  20. Xaaji Maxamed Yaasiin.
  21. Axmed Maxamed Cabdi.
  22. Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi.
  23. C/llaahi Cali Xasan.
  24. Maxamed cali Jabarti.