Akhriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxweynaha.

Jadwalkan ayaa waxaa ku xusan in Doorashada Madaxweynaha Galmudug la qaban doono 30 September 2018.

Sidoo guddiga doorashada ayaa soo saaray shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya Madaxweynaha Galmudug.

Halkaan hoose ka aqri jadwalka doorashada Madaxweynaha.