Sawirro: Khasaaraha weerarkii Manchester oo sii kordhay

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Wararkii ugu danbeeyey ee weerar Qarax ah oo xalay ka dhacay goob oo ka socday bandhig heeso magaalada Manchester ee dalka UK ayaa sheegayaa in dhimashadu hadda marayso 22 ruux iyo dhaawaca 59 kale.

Booliska ayaa weerarkaan ku sheegay mid argagixiso, waxaana loo badinay inuu yahay qof ismiidaamiyey, inkastoo aan wali la cadeyn.

Ra’iisulwasaaraha dalkaasi Theresa May ayaa la filayaa in ay goordhow qabato shir jaraa’id oo ay uga hadlayso weerarkan, Tirada Dhimashada ayaa suurtagal ah inay sii kororto, ma jirto cid sheegatay weerarkaan.

FB_IMG_1495495397538 FB_IMG_1495519708672 FB_IMG_1495519712014 FB_IMG_1495519721817 FB_IMG_1495519725759 FB_IMG_1495519729345 FB_IMG_1495519732953 FB_IMG_1495495393667 FB_IMG_1495495403900 FB_IMG_1495495400527