Shabakadda Ceelhuur Online oo u dabaaldagaysa sanadguuradii 3-aad

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa maanta u dabaal dagaysa sanad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay asaaskeeda, waxaana la asaasay 27 Feberaayo 2014, Shabakadaan ayaa ah mid madaxbanaan, kana faaloota arimaha siyaasada, bulshada iyo dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana waxaana lagu soo gudbiyaa aragtiyo kala duwan.

Best images for facebook timeline cover Black Metal Texture Aero/Black,Texture,Metal,black

Xarunta warbaahinta waa magaalada Cadaado  xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana xoogga saartaa wararka gudaha Soomaaliya.

Barnaamijyada shabakadda 

  1. Wararka Maanta
  2. Wararka Galmudug
  3. Ciyaaraha
  4. Live Stream idaacada Codka Gobolada Dhexe
  5. Arimaha Bulshada
  6. News In English
  7. Sheekooyin
  8. Qalinka Qoraaga
  9. Waxbarashada
  10. Caafimaadka
  11. Dhaqanka
  12. Fanka iyo Suugaanta
  13. Technology
  14. Hormarka dalka

Shaqaalaha Shabakadda

  1. Maxamed Dhagacade    Tifartiraha Guud
  2. Cabdisalaan Duceysane Madaxa Wararka
  3. Xafsi Xaaji  Ciyaaraha
  4. Diirshe Cadde – Qormooyinka

Waxaa kaloo jira ilaa 8 Qoraa oo qormooyinka ku soo bandhiga shabakadda Ceelhuur Online.

Sanad Guuro wacan

Fiiro Gaar ah: Hadii aad noo heyso talo iyo tusaale, ama su’aal fadlan nagala soo xariir ciwaanadan

  1. Email: ceelhuuronline@gmail.com
  2. Facebook: Ceelhuur Online
  3. Twitter: @ceelhuuronline
  4. Youtube: Ceelhuur Online
  5. WhatsApp: +252615803765
  6. Website : www.ceelhuur.com ama www.ceelhuur.net