(Sawirro) Madaxwayne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Sharma El-Sheikh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo berri ka furmaya magaalada Sharma El-Sheikh. Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo markii kowaad dalka Masar lagu qabanayo ayaa waxaa looga hadlayaa xoojinta iskaashiga u […]

Continue Reading

Kheyre” Dad badani waxa ay aaminsanyihiin in ay maxaabiis ilaaliyaan Ciidanka Asluubta”

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay maanta munaasabadda xuska 49-aad ee aasaaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa xarigga ka jaray xabsiga guud ee Muqdisho iyo maxkamad casri ah oo laga hir-geliyay gudaha Taliska Guud ee Asluubta. “Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed waxa ay la haayeen magac iyo maamuus, dad badani […]

Continue Reading

SAWIRO: Kheyre oo xariga ka jaray Xabsiga ugu Casrisan Qaaradda Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xariga ka jaray Xabsiga ugu casrisan Qaaradda Afrika oo laga dhisay Magaalada Muqdisho, islamarkaana loogu tala galay in kor loogu qaado Hanaanka Caddaaladda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare  Kheyre waxaa uu sheegay in xabsiggaan uu wax badan kusoo kordhin doono Shaqadda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Maxkamaddaha dalka. Xabsiggaan ayaa laga […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo u Ambabaxay Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Dalka Masar. Wafdiga Madaxweynaha la socda ayaa waxaa kamid ah xubno ka tirsan dowlada Soomaaliya,waxaana Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ku sii sagootiyay  Madax ka tirsan dowlada. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socdo ayaa […]

Continue Reading

Mid ka mid ah Xabsiyadda ugu weyn Afrika oo Muqdisho laga furayo

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa lagu waddaa in ay maanta ka qeyb galaan Munaasabad lagu furaayo mid ka mid ah Xabsiyadda ugu weyn Qaaradda Afrika, kaasoo laga dhisay Magaalada Muqdisho. Xabsiggaan ayaa laga dhisay  Xarunta taliska ciidanka Asluubta Ex Kontorool Afgooye, halkaas uu ka socday dhismaha dib u dayactirka Xaruunta tan iyo Sanadkii 2016-ka, xilliggaan […]

Continue Reading

Ciidanka Asluubta oo u dabaaldegaya sanadguurada 49-aad

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal-degaya sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda, iyadoona munaasabad lagu weynayo maalintaasi qaban-qaabadeedu ka socoto magaalada Muqdisho. Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay kana dhaceysa xarunta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo saraakiil ciidan. Madaxda dalka iyo […]

Continue Reading

Xubno Al-Shabaab ka tirsan oo ku dhintay Qarax gaari

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan xubno ka tirsanaa Al Shabaab ay ku dhinteen  qarax gaari oo ka dhacay meel ku dhaw xuduuda Kenya & Soomaaaliya ay ka wadaagaan Gobolka Gedo. Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaariga ayaa ku qarxay meel u dhow degaanka Ceelcadde ee […]

Continue Reading

Maxay tahay sababta loo xiray Wadooyinka Muqdisho maanta?

Qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa Saakay Xiran, waxaana lasoo dhigay ciidamada dowladda Soomaaliya. Isgoysyadda Taleex, Soobe,Banaadir, Howlwadaag iyo sidoo kale Wadooyin kale oo Muhiim ah ayaa Saaka xiran sida ay sheegeen dadka degaanka. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Wadooyinka ku jaray Gawaarida Ciidamada. Qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho oo aan horay […]

Continue Reading

True character of Prime Minister Kheyre – Khadra Duale

I have maintained a dignified silence regarding Hassan Ali Khayre for the longest time. Since he is referring to the quality of our leaders from 60s I hail from a family of patriots. My father was, and is, a respected Somali patriot and a genuine national leader. We are educated, patriotic and not a single […]

Continue Reading

FGS Welcomes Close Cooperation with Somaliland Administration

The Federal Government of Somalia lauds the move by President Musa Bihi to engage in close cooperation with the Federal Government. The FGS considers this move a progressive step in the right direction and applauds President Bihi ‘s commitment in this regard. The FGS pledges to ensure this cooperation yields tangible results. At the same […]

Continue Reading