Madaxweyne Farmaajo Oo Jubba Kula Kulmay Dhiggiisa Suudaanta Koonfureed.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Juba ee Caasimadda Dalka Koofurta Suudaan kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Salva kiir Mayar did. Kulanka labada Madaxweyne ayaa yimid kaddib markii Maadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya uu maanta booqasho ku tagay Magaalada Juba. Booqashadan ayaa la xiriirka heshiis nabadeed oo ay kala saxiixanayaan […]

Continue Reading

Maxkamadda C.Q.S Ee Jubbaland Oo Maanta U Fariisatay Dhageysiga Kiis Dacweed Loo Heysto Askar Ka Tirsan Ciidamada Jubbaland

Maxkamadda Darajada 1,aad Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Maanta u fariisatay Dhagaysigii 1,aad Danbiyo Lagu Soo Eedeyay 13 Askari Oo Ka Tirsana Ciidamada qalabka sida Ee Jubaland. 13 Askari labo iyo Toban Kamida Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Waxa Uu Kusoo Eedeyay Inay Ku Heshiiyeen Dambi Khatar Galin Kara Nabad […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay shirka Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana shir gudoomiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Shirkan ayaa looga hadlay arimaha Siyaasadda, Amniga iyo Arimaha Bulshada deegaanada Galmudug, waxaana markii uu soo dhamaaday warfidiyeenada la hadlay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Heeloos. halkaan ka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Koofurta Suudaan

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,isago ku sii jeeda Dalka Suudaanta Koonfureed. Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Farmaajo uu ugu amba baxay magaalada Juubbaa e caasimadda Koonfurta Suudaan ayaa la xiriirta ka qeyb galka munasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiska dhinacyada isku hayay siyaasadda dalkaasi oo […]

Continue Reading

Jadwalka Doorashada Madaxtinimo Ee KGS Oo Maanta La Shaaciyey ( Akhriso)

ka Dib Kulan Ay Maanta Magaalada Baydhabo Ku yeesheen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxa Ay Soo Saareen qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi. Guddiga Warqadda Maanta Ay Soo Saareen Waxa Ay Ku Sheegeen Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharrax U taagan Qabashada Xilka Madaxweynanimo Ee KGS Iyo Qaabka Uu Ku […]

Continue Reading

Maxaa ku kalifay Ahlu Sunna taageeridda Baaqii Madaxweyne Farmaajo?

Warqad xalay kasoo baxay xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayuu ku taageeray baaqii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqaddan ayaa muujinaysa in Axmed Ducaale Xaaf meel cidlo ah soo istaagay kadib markii Ahlu Sunna oo uu isku haleynayey ay dagaalka uga baxeen. Waxaana sida aan xog ku helnay warqadan la diyaariyey maalmo […]

Continue Reading

Dadaallo Nabadeed Oo ka Socda Waqooyiga Gobolka Gal-Gaduud (Akhriso)

Dilal Ku Saleysan Aanooyin Qabiil Ayaa Dhawaan Waxa Ay Ka Dhaceen Deegaano Dhaca Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Oo Ka Dhaxeeya qaar Ka Mid Beelaha Halkaasi Wada-Dega. Dilalkaan Ayaa Si Gaar Ah Waxa Ay uga Dhaceen deegaano Hoos Taga Degmada Balan-bal Ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Inkastoo Hadda Ay Socdaan Dadaallo Nabadeed Oo La Doonayo In Lagu Xalliyo […]

Continue Reading

Wasiir Goodax Oo Nairobi Kula Kulmay Xubno Ka Tirsan Bangiga Adduunka Iyo Madax kale

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nairobi, xubno ka tirsan Alternative Basic education learning event, bangiga Adduunka iyo Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta Kenya. Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulanka koowaad la qaatay xubno ka mid ah Alternative Basic […]

Continue Reading

Maxaa Saaka Ka Cusub Magaalada Kismaayo (Akhriso)

Xaaladda Magaalada kismaayo Ee xarun Gobolka Jubbada Hoose Ayaa Saaka degan Ka Dib markii Shalay Gelinkii Dambe Uu Halkaasi Ka Dhacay Iska Hor Imaad U Dhaxeeyey Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Maamulka jubbaland. Iska Hor Imaadka Oo Socday Muddo kooban Ayaa Waxaa Ka Dhashay Khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Intaba Iyadoona Ugu dambeyn Ciidamada Ammaanka […]

Continue Reading

Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu kala hadlay iskaashiga dhaqaale iyo amni ee ka dhaxeeya labada dal. Agaasimha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada JFS C/nuur Maxamed Axmed ayaa ¬†sheegay in Madaxweynaha uu lasoo qaaday dhigiisa dalka Kenya dhameystirka heshiisyadii […]

Continue Reading