Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hirshabeelle oo ku geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Saciid Xaashi Tooxow Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Ganacsiga Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Warkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Dekadaha maamuka Hirshabeelle Xuseen Maxamed Tuuryare. Qaar ka tirsan ehelada marxuumka ayaa waxa ay sheegeen marxuumka maalmahan inuu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, ugu dambeyna uu xalay […]

Continue Reading

Shir lagu dhameynayo Shaqaaqo ka dhexjirtay Galinsor & Docoley oo Cadaado ka furmay (Sawirro)

Wasiirudowlaha Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye (Guureeye) ayaa daah furay  gogol looga wada xaajoonayo gadiid iyo matoor ay kala dhaceen dad kasoo jeeda deegaanada Galinsoor iyo Docoley oo labadooduba hoos taga degmada Cadaado. Wasiir Guureeye ayaa sheegay in qabsoomidda gogoshan ay waqti badan ku bixiyeen, haddana ay ka doonayaan […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Sida RW Kheyre loogu soo dhaweeyey Garoowe

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow gaaray magaalada Garoowe Caasimadda Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee puntland. Mr. Kheyre ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka. Garoonka Diyaaradaha Maxamed Abshir Muuse ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo qeybaha […]

Continue Reading

RW Kheyre oo u ambabaxay Garowe

Wafddi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa goor dhow ka amba baxay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho,iyagoo ku sii jeeda magaalada Garoowe. Wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa ay halkaasi  ka dhagax dhigi doonaan Mashaariic loogu tala galay in Puntland lagu hormariyo. Mashruuca dhismaha dekedda Garacad ayaa ah mashruuca ugu […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Asmara (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Asmara ku so dhoweeyay madaxweynaha Eritrea Assias Afwerki iyo mas’uuliyiin kale. Waddooyinka Asmara ayaa lagu xardhay calanka Soomaaliya, booqashada madaxweynaha iyo wafdigiisa darteed. Madaxweyne Farmaajo ayaa Saddex maalmood oo maanta ka bilaabaneysa […]

Continue Reading

Muqdisho: Saraakiil Sare oo ka tirsan Daacish oo Maxkamad lasoo taagay (Sawirro)

Maxkamadda Derejada koobaad ee Dalka ayaa Maanta u fadhiisatay dhageysiga laba nin oo lagu eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Kooxda Daacish. Mahad Maxamuud Cabdi oo Magacyadiisa Af-garashada yihiin (Abtidoon, Abuu-yaasiin) iyo Maxamed Daa’uud Daahir Warsame  oo isagana loo yaqaanno  (Dr,raage)  ayaa loo heystaa in ay ka mid ahaayeen hor-joogayaasha kooxda Daacish. Mahad Maxamuud Cabdi  ayaa […]

Continue Reading

Dalladda SAFE oo sheegtey in aysan Aqoonsaneyn Natiijada Imtixaanka Dowladda

Waxaa Xafiskiisa Shir  Jaraa’id ku qabtey Agaasimaha Fulinta ee Dallada Waxbarashada ee SAFE Mudane Kayse Mayow  Abo Xuseen ,waxaana uu Shirkiisa Jaraa’id uu ku saabsanaa Natiijadii Imtixaanaadkii ay Dowladda Federaalka  ay ka qaadey Ardeydii dhameysatey Dugsiyada Sare ee  Dalka  sannadka 2017-2018. Mudane Keyse waxaa uu sheegey in Hay’adda SAFE ay Cabasho weyn ka tahay qaabkii […]

Continue Reading