Xaaf”Ciidamada la mideeyay waxay dhowaan weerar ku qaadayaan Al-Shabaab”

Ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo ciidamada Ahlu Sunna oo dhowaan la isku dhafay ayaa bilaabaya howgal ka dhan ah Al-shabaab Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kahadlayey munaasabad lagu mideynayey ciidamada Galmudug iyo Ahlu suna oo horey u kala ahaa Ahlu Sunna iyo Galmudug ayaa sheegay in qorshaha Galmudug ay kula dagaalamayso Al-shabaab […]

Continue Reading

Shir looga hadlayey Amniga Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb (Sawirro)

Shirkaan looga hadlayey Amniga Deegaanada Galmudug ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Dawlad Goboleedka Galmudug, waxaana shir gudoominayey Madaxweyne ku-xigeenaka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi. Kulanka ayaa waxaa  ka soo qaybgalay taliyeyaasha Ciidamada, maamulka, wasiiro iyo guddoomiyeyaasha Mudug iyo Galgaduud. Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi ayaa kulanka kadib waxa uu sheegay […]

Continue Reading

Farmaajow Doorkaaga Ku Dabar!!.. W/Q: Ali Yare AbdiWahab

Farmaajow Doorkaaga Ku Dabar!! Madaxwayne Maxamed C/laahi (Farmajo) maanta baajiyay Kulankii Laba geesoodka ahaa ee Golaha Shacabka oo lahaa ajando ee kala duwan, Garabka Gudoomiye Jawaari oo ujeedkoda ahaa inay iskugu yimaadaan Kulankii Caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ayaduu Ajanduhu ahaa Arinta Xuuduuda Balad-Xaawo,Halka ku xigeenkiisa koobaad Cabdiwali Ibraahim Muudey iyo Garabkiisa oo ka Shidaal […]

Continue Reading

Kullankii Golaha Shacabku uu maanta yeelan lahaa oo Baaqday

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf ka dhex taagnaa. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Guddoonka sidii loo hakin lahaa Khilaafka xooggan ee ka dhex taagan Xildhibaanada Golaha Shacabka. Kulanka Madaxweynaha uu qaatay Guddoonka Baarlamaanka ayaa sidoo kale waxaa joogay Guddoonka Aqalka Sare. Waxaa […]

Continue Reading

Daawo Xeraale : Banaanbax lagu diidan yahay Barlamaanka cusub Galmudug

Deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Barlamaanka cusub ee Galmudug, Bulshada Xeraale ayaa  diidan in Ururka Ahlu sunna oo dagaal kala dhaxeeyo u soo xulaan xildhibaanada  ay ku lahaayeen Barlamaanka cusub ee Galmudug. Masuuliyiinta iyo qeybaha bulshada oo goobta ka hadlay ayaa aad uga soo horjeestay waxa ka […]

Continue Reading

Agriculture Remains Key to Somalia’s Economic Growth and Poverty Reduction

The World Bank and the Food and Agriculture Organization (FAO) released today a new joint report titled, Rebuilding Resilient and Sustainable Agriculture in Somalia, outlining the challenges and opportunities for Somalia’s agriculture sector. According to the findings of the report, over the past three decades, Somalia’s livestock and crop subsectors have been buffeted by an increasingly fragile […]

Continue Reading