Injineero Shiineys ah oo Tobaadkan Booqanaya Dekedda Hobyo

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Waxaa la filayaa in Todobaadkan gudihiisa ay Magaalo xeebeedka Hobyo gaaraan Injineero Shiineys ah, kuwaas oo qiimeyn ku sameyn doona dhismaha dekedda. Dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Galmudug ayaa dadaal dheeri ah ku bixinaya sidii loo hirgalin lahaa dhismaha dekedda Hobyo. oo noqonaysa hadii la dhiso isha dhaqaalaha Galmudug. […]

Continue Reading

Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al Shabaab iyo ciidanka Xoogga dalka ayaa wuxuu ka dhacay galbeedka Magaalada Baledweyne, kadib markii Al Shabaab dagaalkaan ay soo qaadeen. Dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay xaafadda Doon Subagle Saldhig ciidan oo ku yaallo, markii Xoogaga Shabaab halkaasi ay beegsadeen. Xalay saqdii dhexe ayuu dhacay dagaalkaan, sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiisha […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo beri tagaya Caasimadda Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo la filayey inuu maanta soo gaaro magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa dib u dhacay, waxaana la filayaa in maalinamada beri ah tago halkaas. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamulkiisa. Waxaana la filayaa in la ambaqaado fulinta heshiiskii Ahlu sunna iyo Galmudug. […]

Continue Reading

Man City Oo Dhameystiray Heshiiska  Aymeric Laporte

Manchester City ayaa ku dhawaaqday saxiixa daafaca ree  france ee Aymeric Laporte oo ka yimid kooxda Athletic Bilbao, iyadoo la rumeysan yahay in hishiiskaas uu ku kacay 57 milyan oo ginni. 23 jirkaan ayaa Kevin De Bruyne ka dhigtay inuu noqdo saxiixii ugu qaalisanaa ee reer Citizens ka dib markii qandaraaskiisa lagu burburinayay isbuucaan. Laporte, […]

Continue Reading

Muqdisho: Wadooyinka Qaar oo xiran maanta

Waxaa saakay oo Talaado ah xiran qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho, kadib markii dadka ay ku soo tooseen ciidamada ammaanka oo xiray wadooyinka, gaadiidkana u diidaya socodka. Wadooyinka xiran saaka ee gaadiidka rayidka loo diidayo, ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sheekh Cali Suufi oo Baabuurta loo diidayo dhanka Maka Al-Mukarama inay u […]

Continue Reading