Qarax ka dhacay meel ku dhow Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga

Kolonyo gaadiid ah oo ay lahaayeen ciidamada AMISOM marayay meel ku dhow Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa qarax loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso lagu weeraray iyadoo qasaare uu ka dhashay qaraxaas. Hal askari oo ka tirsan ciidamada xoogga ayaa ku dhintey dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen iyadoo aan la ogeyn khasaaraha gaaray […]

Continue Reading

Xog:Saldigyada Ciidan ee Imaaradka oo Caqabad ku ah Amniga Somalia

Hay’ad arimaha xaquuqda aadamaha u dooda oo magaceda loosoo gaabiyo Ifrid fadhigeeduna yahay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa dalbatay in la xiro dhaman saldhigyada dowladda Isku taga Imaaradka Carabta ay ku leedahay Somalia waxaana hay’adu ay tilmaamtay in ay handadayaan amniga iyo xasiloonida gobolka. Bayaan ay hay’adaan soo saartay waxa ay ku sheegtay in […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo War kasoo saaray Falkii lagu weeraray Guriga senator Cabdi Qaybdiid

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid. Barta Twitterka uu ku leeyahay ayuu Madaxweyne Farmaajo soo dhigey in uu amar siiyay taliyaha ciidamada xoogga dalka General Cabdiweli Jaamac Gorod, cid walba […]

Continue Reading

Faa-Faahin Wararkii ugu Dambeeyay Guriga Sen Cabdi Qaybdiid oo la weeraray

Wararka ugu dambeeyay ee ku saabsan ciidamo gudaha u galay baaritaano ka sameeyay mid ka mid ah guryaha uu Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegaya in ay ahaayeen ciidamo lagu soo tababaray dalka Imaaraadka Carabta oo saldhigyo ku leh magaalada Muqdisho. Senator Cabdi Qeybdiid ayaa ka hadlay ciidamada galay hoygiisa waxana uu sheegay in ay burbur […]

Continue Reading

Cristiano Ronaldo Oo Real Madrid Waydiistay Inay Ku Iibiso Qiimo Macquul Ah

Weeraryahanka Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu weydiistay Real Madrid inay ku iibiso lacag dhan £ 89m. Ronaldo ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxda La Liga ilaa 2021, waxaana lagu burburin karaa 88 milyan ginni, laakiin xiddiga reer Portugal ayaa weli lala xiriirinayaa inuu ka tagayo Bernabeu iyadoo Manchester United iyo Paris Saint-Germain ay xiiseynayaan. […]

Continue Reading

Stoke City Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge

Stoke City ayaa lagu soo waramayaa inay u aragto weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge inuu diirada u saaran yahay marka uu suuqa kala iibsiga furmo bisha Janaayo. Horaantii Isbuucaan, Potters ayaa lala xiriirinayay inay u dhaqaaqdo Sturridge saaxiibkiisa Danny Ings, kaasoo loo ogolaan lahaa inuu ka tago Anfield xilli ciyaareedka 2018ka. Si kastaba ha ahaatee, sida […]

Continue Reading