Barcelona Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbinayso Philippe Coutinho Isbuucaan

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay si rasmi ah ugu dhaqaaqi doonto kubadsameeyaha Liverpool Philippe Coutinho isbuuca oo furmaya suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Kooxda reer Catalan ayaa xiiso weyn uqabtay Coutinho, waxaana ay ku guuldareysatay seddex lacag oo l ay ku dooneyso ciyaaryahanka reer Brazil xagaagan, inkastoo ciyaaryahanka uu cadeeyay inuu doonayo inuu u […]

Continue Reading

Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka oo ku gacan seyray soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha Qaranka!

Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir. Kulakan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa laga soo saaray […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Sheegtay inay 5-Askari ku Dileen Qaraxii Nawaaxiga Wassaradda Gaashaandhigga

Al-shabab ayaa sheegtay in shan ka mid ah Ciidamada Amisom ay ku dileen Qarax saaka ka dhacay Waddada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxa ayaa intaas ku daray in gaariga Ciidanka Amisom ee la qarxiyay uu ku bur buray weerarkaas,islamarkaana askarta dhimatay ay arkeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo deegaankaas ku sugnaa […]

Continue Reading

Faarax Macalin”Xira Safaarada iyo xarumaha tababarka ciidamada UAE ee Muqdisho”

  Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka jirta dalka Soomaaliya waxana uu ugu baaqay dowlada Soomaliya inay xirto safaarada iyo xarumaha lagu tababaro ciidamada ee ay dowlada Imaaraadka Carabta ku leedahay magaalada Muqdisho. Siyaasiga Faarax Macalin ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay fikirka uu ka […]

Continue Reading

Waa Maxay Ajandaha Kulanka Golaha Aqalka Sare ee Maanta?

Senatorada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ka doodayaan Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 iyadoo hore Baarlamaanka Soomaaliya ay u ansixiyeen miisaaniyada. Miisaaniyadda ay ansixiyeen xildhibaanada golaha shacabka horaantii bishan December ayaa waxaa ay gaareysaa 274 malyan oo dollar. Hase yeeshee ansixinta miisaaniyada ayaa waqti ku qaadatay xildhibaanada baarlamaanka balse lama oga inta ay […]

Continue Reading

Eng Yariisow”41-qof ayaa u xiran Weerarkii Guriga Senator Qaybdiid”

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Federalka C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow Wasiirka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka jawaab celisay falkii lagu weeraray guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale. Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in si deg deg ah loo fuliyay amarka madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee ahaa in si dhaqsi ah loo baaro […]

Continue Reading