Shabaab oo la wareegay degaan u dhow Baraawe
Al-Shabaab ayaa xalay la wareegay Degaanka Rasadaay ee duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay isaga baxeen Ciidanka AMISOM. Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM, ayaa gelinkii dambe ee Isniintii isaga baxay Degaanka Rasadaay, iyadoona ay muddo gaaban kadib la wareegeen Shabaabka. Ciidamada Uganda, ayaan la garanayn ujeedada ay uga baxeen degaankaasi, […]
Continue Reading