Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri)

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri) Dadka ku nool Gal-Gaduud abaarta waxaa u dheer gumaadka askarta Itoobiya ee magaca Amisom ku jooga Somalia kuwaas oo tacdi badan ka geystay halkaas labadii sano ee ugu dambeysay. Askarta Itoobiya ee fadhiga kuleh dagmada Ceelbuur ee gobalka Gal-Gaduud ayaa dil arxan daro […]

Continue Reading

C/kariin Guuleed oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu hireysay ka hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebookga ayaa u qornaa sidan: TALO SOO JEEDIN Ayadoo laga Anbaqaadayo wararka niyadwanaaga iyo yadadiisha leh ee ka soo baxay Maamulka Ururka.Culumada Ahlu Sunna, lana tixgalinayo taladii Raisu Wasaare Xasan kjeyre, lagana faaideysanayo casharadii laga […]

Continue Reading

Sawirro: Ururka Dhalinyarada Godinlabe oo deeq gaarsiiyey 150 Qoys

Ururka dhalinyarada Godinlabe ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey 150 qoys oo ah dadka abaartu saameysay. Deeqdaan ayey dhalinyaradu iska aruuriyeen waxayna ugu deeqeen walaalahooda tabaalaysan, dadka deeqda la gaarsiiyey ayaa ka mahad celiyey raashinka la siiyey. Dhalinyarada Godinlabe ayaa kaalin fiican kaga jira gurmadka abaaraha, waxaana deegaanad u hareereysan Godinlabe saameyey jiilaalka oo dheeraaday.

Continue Reading

Dabley Hubeysan oo dad ku dilay Cabudwaaq

Labo Qof ayaa ku dhimatay Sadex kalana waa ay ku dhaawacmeen Shaqaaqo kadhacdey Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Labada Qof ee dhimatay ayaa midkood loo dilay aano qabiil halka kan kalana rasaastii loowadey uu kudhintay Labada Ruux ee dhimatay ayaa lagu kala magacaabaa Burhaan Diiriye iyo Aadan Cilmi Xirsi. Ilaa sadex Ruux oo kale oo […]

Continue Reading

Barlamaanka oo Ansixiyey Xukuumadda cusub

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa golaha wasiirada cusub maanta horgeeyey Barlamaanka Soomaaliya. Waxaana Kheyre halkaas ka jeediyey Barnaamijka Xukuumadda cusub, oo ay ugu muhiimsaneyd La dagaalanka musuqmaasuqa, sugidda amniga iyo hirgalinta doorasho qof iyo cod. Waxaana fadhiga joogay 241 xildhibaan. Intaas kadib ayaa xukuumadda waxaa loo qaaday codka kalsoonida, natiijada ayaa waxaa ku […]

Continue Reading