Abaar ba’an oo ka jirta Galinsoor iyo biyo dhaamis loo sameeyey (Sawirro)

Xilli abaaro ba’an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa uubilaabay in biyo dhaamis loo sameeyo tuulooyinka ku hareeraysay magaaladaas, halkaas oo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah oo soo gaari waayay meelaha biyaha leh. Xoolaha ayaa u dhimanaya harraad iyo gaajo, waxaana […]

Continue Reading

Taliye ku xigeen Villa Somalia oo lagu dilay gudaha Madaxtoyada (Sawirro)

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goor dhow Xarunta Madaxtooyada dhexdeeda lagu dilay Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Ilaalada ee Madaxtooyada Gashaanle sare Cabdi Cabdulle Qoorgaab. Sarkaalkan, ayaa waxaa dilay askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada, iyadoo laba askari oo kalana uu goobtaasi ku dhaawacay. Askarta dhaawaca ah, ayaa waxaa la soo sheegaya in […]

Continue Reading

Burundi oo ku hanjabtay in ay ciidankeeda si deg deg ah ugala baxeyso Soomaaliya hadii…

Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidankeeda ay deg eg ugala bixi doonto Somaliya, kadib markii ay dowladdaasi sheegtay in ciidamadan aysan helin wax mushaar ah muddo bilo ah. Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa Jimcihii ku hanjabay in ciidamo gaaraya 5,500 askari oo qeyb ka ah howlgalka Midowga Africa ee Amisom ay Somaliya kala soo […]

Continue Reading

Barlamaanka cusub Soomaaliya oo maanta kulmaya

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kalfadhigooda labaad. Kulanka ay yeelan doonaan xildhibaanada Labada Aqal ayaa waxaa lagu magacaabi doonaa Guddiyo ka shaqeeya arrimaha Doorashada iyo xilliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha. Sidoo kale xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu waddaa in ay shaaciyaan waqtiga ay […]

Continue Reading

Guddiga Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Hay’ado iyo deeq bixiyeyaal

Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, ayaa kulan looga hadlaayey dardar gelinta hawlaha gar-gaar ee ay u baahan yihiin dadka ay Abaaruhu saameeyeen la yeeshay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga ah, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in shirkii ugu horeeyay ee guddiga ay kaga hadleen sidii loo diyaarin lahaa hal qorshe oo […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa in todobaadyada soo socda ay mar kale joojiso Qaadka Kenya

Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in todobaadyada soo socda ay mar kale joojiso Qaadka laga keeno dalka Kenya, kaddib markii dowladda Kenya ay dhaqan gelin weysay heshiiskii 13-kii bishii September ee sanadkan. Diblomaasi sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay ceelhuur.com in dowladda ay ka fikireyso go’aan ay ka qaadato Qaadka laga […]

Continue Reading

Mid ka mid ah Ergadii doorashadii Cadaado oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay xafaada Huriwaa ee magaalada Muqdisho  marxuum Axmed Dhoorre Raage oo ka mid ah ergadii magaalada Cadaado ku doortay xildhibaanada cusub. Marxuumka oo ayaa xiliga la dilayey kasoo baxay masjid ku dhow gurigiisa, waxaana da’diisa lagu sheegay 80 jir, waxa uuna ka mid ahaa ergadii beesha Saruur […]

Continue Reading

28-ka december maalin MURUGO iyo GOCOSHO badan!

28-ka december maalin MURUGO iyo GOCOSHO badan! Maalmuhu ka la wanaagsan, dadkuna ka la aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg maalmuhu ku wareegaan, maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo cad, murugo iyo farxad, jaadadkaas maalmaha waxay yihiin hadba sida ay u soo marto qofka, bulshooyinka, shucuubta, […]

Continue Reading