Sawirro: Layaabka Dunida, Diyaarad ku dageysa garoon u dhow Xeeb lagu nasto

Garoon ku yaala xeebta Moha ee jaziirada St Maarten-St Martin ee Laatiin Ameerika, goobtan oo ay u nasasho tagaan dadweyne farabadan ayaa caan ku ah in diyaaradahu ka dagaan meel u dhow madax qof, dadka ayaa sawiro ka qaada diyaaradaha garoonka ku dagaya, waana arin keentay in ay noqoto goob saxmad badan. Muddo 20 sano ah ayey diyaaradaha […]

Continue Reading

Pep Guardiola Oo Ku Kalsoon Willy Caballero

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ku celiyay in uu ku kalsoon yahay goolhayaha dooqa labaad ee Willy Caballero. Goolhayaha reer Argentina ayaa ku bilaaban doono garoonka Barcelona kulanka Champions League habeenka talaadada ka dib markii Claudio Bravo u casaan qaatay kulankii lugtii hore horaantii bishaan. Guardiola ayaa sheegay inuu wax shaki ahka qabin […]

Continue Reading

SAWIRO: Bastian Schweinsteiger Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Koowaad

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa u muuqda in lagu soo dhaweeyay mar kale kooxda koowaad ka dib  labo bilood  markii la masaafuriyey. ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa waxay u ekeed in uusan mar dambe  mustaqbal ku laheen garoonka Old Trafford markii tababare Jose Mourinho uu ka saaray kooxdiisa markii tababaraha reer […]

Continue Reading

Daawo: Galmudug oo Loise Njoke ku wareejiyay dowlada Kenya

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ku wareejisay Loise Njoke Weru dowlad kenya, Loise ayaa ciidanka Nabad sugidu ka soo badbaadiyeen koox burcad ah oo haysatay muddo 18 bilood ah, Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Nuur Taardhuleyd ayaa safiir ku xigeenka Kenya ku wareejiyey Gabadhaan la soo badbaadiyey. Wasiir Cismaan oo ka hadlay goobta wareejinta oo aheyd […]

Continue Reading

XALKA GAALKACYO W/Q: Ibraahim Cismaan Afrax

XALKA GAALKACYO. Ceebla oo ku nool koonfurta Gaalkacyo ayaa waxay qadka taleefoonka iskala hadleen Cawrala oo deggan Waqooyiga magaaladaas, waxayna labadan hooyo ahaayeen saaxibbo isku fasal ah xilligii dugsiga, hoose dhexe iyo sare (Berisamaadkii).Waxay isku af-garteen in colaadda dadka ku baaba’aya ay iyaga kasoo go’aan, naxdinta, ciilka iyo murugada ugu badanna ay iyagu dareemaan.Waxay qorshe […]

Continue Reading

Shirkii Maamul goboleedyada iyo Imaaraadka oo soo idlaaday

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ku sugnaayeen Madaxda maamul goboleedyada ka jira Soomaaliya ayaa waxaa jiray warar soo baxayay oo sheegayay in kulamo uu u socday madax ka tirsan Imaaraadka Carabta. Kulamada oo ahaa kuwo qarsoodi ah ayaa looga hadlayay arrimo badan oo la xiriirta doorashada Soomaaliya iyo qorshe […]

Continue Reading

Daawo: Haweyneydii ay soo badbaadiyey Ciidanka Nabad sugidda Galmudug

Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybta ka howlgala Galmudug oo xalay abaara 4:00 Am saqda dhexe howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyey magaalada Camaara oo 200 km u jirta magaalada Cadaado ku soo badbaadiyey haweeyney u dhalatay dalka Kenya oo lagu magacaabo Loise Njoki Weru, waxaana muddo laba sano ah heystay kooxo burcad ah oo […]

Continue Reading

NISA oo soo furtay Haweeney Kenyaan ah oo lagu heystay Koofurta Mudug

Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee howlgala  Galmudug ayaa xalay ku guuleystay in ay soo furtaan  gabadh  Kenyaan ah oo ay afduub u heysteen koox burcad ah, howlgalkan oo ayaa ka dhacay degmada Camaara gobolka Mudug  oo 200 km koofur bari uga beeggan degmada Cadaado. Ciidamada ayaa saaka gabadhan keenay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah […]

Continue Reading

Guuleed iyo Gaas oo ku kulmaya imaaraatka Carabta (Warbixin)

  Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal waxaa la filayaa in ay dalka imaaraatka carabta ku kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland, dowlad imaaraatka ayaa dhexdhexaadin doonta labada masuul, waxa ayna ka wada hadli doonaan sidii loo dhameyn lahaa colaadda ka aloosan magaalada Galkacyo, oo Galmudug iyo Puntland isku farasaareen. Kulankan ayaa waxaa goob joogayaal […]

Continue Reading

Faragalinta Imaaraatka Carabta ee Doorashada Soomaaliya (Warbixin)

Soomaaliya oo xiligan ku jirta kala guur siyaasadeed ayaa wajaheysa caqabado dhaqaale iyo faragalin shisheeye oo ku aadan doorashada dalka ka socota, waxaana hadda la guda galayaa doorashada xildhibaanda aqalka hoose oo ay soo dooranayaan ergo laga soo xulayo beesha xildhibaanka iska leh. Dhowr jeer ayay doorashadu dib u dhacday sababo u badnaa dhaqaalo xumo […]

Continue Reading